Free Seminar on WHAT IS NEXT?

Free Seminar oo cinwaankiisu yahay: 🎓 Maxaa Xiga? 🎓 🗓 Taariikhda: Khamiis, 26-ka Sebtember 2024📍 Goobta: Irisehub Hall, Muqdisho, Soomaaliya Ma ka mid tahay arday ka qalin-jabinaya jaamacadda ama ka qalin-jabiyey oo is weydiinaya, “Maxaa xiga?” Nagu soo biir si aad uga qeybgasho siminaar muhiim ah oo ku saabsan horumarinta shaqsiyada, sahaminta fursadaha shaqo iyo diyaar garowka suuqa shaqada. …

Free Seminar on WHAT IS NEXT? Read More »